Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare waxa ay si daahfuran u baahineysaa jago Tababare Macallin oo Maadooyin Cayiman ah, tababarayaashaas oo ka howl geli doono Machadka tababarka Macallimiinta Gobolka Banadir.
Haddii aad dooneyso in aad u tartanto fadlan booqo linkiga hoose.