Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare


 Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare waxa ay dib u xayeeysiineysaa Tababarayaal ka howl geli doono Machadyada tababarka Macallimiinta ee Baydhabo iyo Beledweyne, haddaba haddii aad daneyneyso Fadlan soo codso adiga oo booqanayo Linkiga hoose.